PassportInfo
With Telegram Passport you can easily sign up for websites and services that require identity verification.
Your information, personal data, and documents are protected by end-to-end encryption. Nobody, including Telegram, can access them without your permission.
You can visit our FAQ to learn more.

302
Applied
Baasaboorka Telegram-ka waxaad si fudud iskaga diiwaangelin kartaa websaydyada iyo adeegyada u baahan xaqiijin aqoonsi.
Macluumaadkaaga, xogtaada qof-ahaaneed, iyo dukumeentiyadaada waxaa lagu ilaaliyaa sireynta dhinac-ka-dhinaca. Qofna, oo ay Telegram ku jirto, ma heli karo ogolaanshahaaga la'aanteed.
Waxaad booqan kartaa Su'aalaha Badanaa la Iswaydiiyo si aad wax badan uga ogaato.

387/302
Add Translation